Dowlada Kenya oo Cunaqabateyn ugu Hanjabtay Dowlada Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa si cad u sheegtay in aysan Soomaaliya marnaba gacanta u galin doonin xitaa qeyb yar oo ka mid ah dhulka ay ku fadhiso xuduudda badda ee ay ku muransan yihiin. Wasiiradda arrimaha dibadda ee Kenya Monica Juma ayaa galinkii dambe ee maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday mowqifkeeda ku aaddan arrintan ku … Continue reading Dowlada Kenya oo Cunaqabateyn ugu Hanjabtay Dowlada Soomaaliya